Madaxweyne Lafta Gareen oo bilaabay dadaalo xal loogu raadinayo Doorashada

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa bilaabay dadaalo xal loogu raadinayo ismari waaga iyo khilaafka ka taagan bilaabashada doorashada Soomaaliya. Lafta Gareen ayaa dhaxda u xirtay in uu xal u raadiyo khilaafka doorashada kadib markii ay fashilmeen dadaalo uu horey u waday Madaxweynaha Galmudug oo horey u sheegay in isku … Continue reading Madaxweyne Lafta Gareen oo bilaabay dadaalo xal loogu raadinayo Doorashada